Wararka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo ka qeyb galey Shirkii SDRF

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta ka qayb galey shir bila’ah oo looga hadlayey qodobadii ka soo baxey shirkii London, Saameynta...

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Garoowe Ku Qaabilay Madaxa Xafiiska UNOCHA Ee Soomaaliya.

Madaxweyne ku xigeenka Dawladd Goboleedka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa saaka subax nimadii 24, May, 2017, qasriga...

Jabuuti: Booqasho Sokeeye (Faallo)

Wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti waa Dal aan walaallo nahay, waxaana naga dhaxeeya waxyaabo badan, waxayna aheyd Dalkii ugu horeeyay ee indhaha Caalamka ku soo jeediyay...

Madaxweyne Farmaajo oo uga Mahadceliyay Dowladda iyo Shacabka Jabuuti Taagerada ay La Garab Taaganyihiin Dowladda Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho ah ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha...

Qarax goor dhow ka dhacay agagaarka Dakedda Muqdisho

Qarax la sheegay in gaari loo adeegsadey ayaa ka dhacay goor dhow afaafka hore Dakedda Muqdisho, sida ay goob-joogeyaal noo xaqiijiyeen. Wararka ayaa sheegay in...

Ugu Akhris Badan