Wararka

R/wasaaraha XFS oo Boqolaal Shacab ah kula damaashaaday Beerta Nabadda

Ra'iisul Wasaraha xukumadda federalka Soomaaliya Mudane Xasan cali kheyre ayaa galabta boqol Shacab ah kula  jemcaystay beerta nabad oo ka mid ah goobaha dalxiisa...

Shir looga hadlayo Horumarinta Warbaahinta Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galaya wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Eng: C/raxmaan Cumar Cismaan “Yariisow” agaasimeyaasha...

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Amar siiyey Hay’adaha Amaanka gobolka Baay

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa saraakiisha amaanka ku amray iney ka shaqeeyaan xaqiijinta amaanka guud ee gobolka Baay. Sidoo kale...

Xeer madaxweyne oo Xilka looga qaaday Hanti-dhowrihii Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, ayaa soo saaray xeer madaxweyne oo uu ku akhbalay xil ka qaadistii Hanti-dhowrihii Qaran, taas oo...

Dowladda Mareykanka oo Hub lagula dagaallamo Argagixisada ka iibinaya Kenya

Dowladda Mareykanka ayaa caddeysay in ay qalab Miletery oo kala duwan ka iibineyso Dowladda Kenya, kaasoo qayb ka ah dhismaha keydka Ciidamada Bariga Afrika...

Ugu Akhris Badan