Wararka

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xabsiga dhigtay Askari ka tirsan ilaalada Madaxtooyada

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal lagu magacaabo Cabdishakuur Mursal Maxamad oo ka tirsanaa ciidanka ilaalada madaxtooyada Soomaaliya, kaas oo...

War-murtiyeedkii shirka London

War murtiyeed oo ka kooban dhowr bog ayaa laga soo saaray shirkii arimaha Soomaaliya ee  London, ayadoo ay si wadajir ah shir gudoominayeen dowladda...

Wasiir Cabdi Xoosh “Culumada Soomaaliyeed door aad u muhiim ah ayey ku leeyihiin Geedi-socodka dib u eegista Dastuurka”

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la qaadatay Culumada Soomaaliyeed oo ay kamid ahaayeen kuwo magac iyo maamuus ku...

Nuxurka khudbadaha madaxda UK, Somalia iyo Q.M

Wasiirka Arrimaha Dibedda Uk, Boris Johnson  ayaa sheegay in wada hadalladii Soomaaliya iyo Somaliland ay ku howlan yihiin, isla markaana uu jiro qorshe arrintaas...

Qodobbadii diiradda lagu saaray shirkii London

Magaalda London waxaa ka furmay shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ay marti gelineyso dowladda Britain. Madaxda ka qeybgashay shirka ayaa si weyn uga...

Ugu Akhris Badan