Wararka

Nadwo Ramadaanka lagu soo dhawaynayo oo ka billaabatay Gaalkacyo

Iyada oo Bisha Barakaysnayd ee Ramadaan ay ka harsan tahay muddo kooban ayaa waxaa ka bilowday qaar ka mida Masaajidda Magaalada Gaalkacyo ee xarunta...

Afar ka tirsan burcad dhibaateyneysay shacabka oo lagu wareejiyay xeer ilaalinta Maxkamadda ciidamada qalabka sida

4 taan maleeshiyada ah oo  lagu soo qabtay howlgal ay ka sameeyeen ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Degmada Warshiiq ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa maanta...

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo qabatay kulan wada-tashi ah oo ku saabsan Xeerka Isgaarsiinta Qaranka

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa maanta qabatay kulan wada-tashi ah oo looga hadlayay horumarka illaa iyo haatan laga sameeyay qabyo-qoraalka Xeerka Isgaarsiinta Qaranka,...

Deeqo Diraac oo xanuunka Macaanka ugu geeriyootay Isbitaal ku yaala Xabsiga Dhexe ee Xamar

Deeqo Diraac oo ku xukuneyd 15-sano oo xabsi ciidan ah ayaa xanuunka Macaanka ugu geeriyootay Isbitaal ku yaala Xabsiga dhexe ee Xamar, Sida uu...

Wasiirka shaqada oo xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bariga Afrika ee Hay’adda ILO

Agaasimaha bariga Afrika ee Hay’adda shaqaalaha Adduunka ee ILO iyo wafdi uu hogaaminayay oo maalmahan howlo shaqo u joogay dalka ayaa maanta booqday xarunta...

Ugu Akhris Badan