Wararka

Maamulka Gobalka Banaadir iyo Hay’adda SWDC oo Deeq Gaarsiiyay Maxaabiista Laga Soo Daayay Xabsiyada Dalka Ethoipia

Maamulka Gobalka Banaadir oo kaashanaya xarunta u dooda horumarinta Haweenka SOMALI WOMEN DEVELOPMENT CENTER (SWDC), ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo agabyo kale...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo kormeer ku tagay goobaha ay ku sugan yihiin ciidanka xasillinta caasimadda (Daawo Muuqaal)

Ra’isul wasaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan barlamaanka , wasiirka xanaanadda xoolaha iyo  sarakiil ka tirsan...

Golaha shacabka oo ka dooday dhismaha guddiga adeega garsoorka

Dhageysiga qorshaha xukuumadda ee ku saabsan dhismaha Golaha Adeega Garsoorka ayuu ahaa ajendaha kalfadhiga labaad kulankiisa lixaad ee mudaniyaasha golaha shacabka oo ka dhacay...

Jubbaland oo u digtay Shacabka dhaqaalaha ku taageera Maleeshiyaadka Al-Shabaab (Daawo Muuqaal)

Wasiirka amniga Jubbaland C/rashiid Janan oo shacab fara badan kula hadlaayay magaalada Luuq ee Gobolka Gedo, ayaa ku eedeeyay Al Shabaab inay yihiin dad...

Shir looga hadlayo mashaariicda dowlad wanaaga ee Midowga Yurub iyo sida looga faaiideysto oo ka socda Muqdisho

Shir looga hadlay Mashaariicda Dowlad wanaaga uga timaada midowga yurub Soomaaliya.ayaa hada ka socda magaalada muqdisho,waxaa goob joog ka ah wasiirka Qorsheynta,Xeer ilaaliyaha guud...

Ugu Akhris Badan