Wararka

Wasiirka shaqada oo xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bariga Afrika ee Hay’adda ILO

Agaasimaha bariga Afrika ee Hay’adda shaqaalaha Adduunka ee ILO iyo wafdi uu hogaaminayay oo maalmahan howlo shaqo u joogay dalka ayaa maanta booqday xarunta...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo khadka uga qeyb galay kulan lagu dhiiri gelinayay dhallinyaro u istaagtay gurmadka abaaraha

Kulan lagu dhiirogalinayay dhallinyaradii isku taagtay gurmadka abaaraha Soomaaliya isla markaana lagu Boggaadinayay ayaa lagu qabtay magaalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka. Masuuliyiin kala duwan...

54 Guuradii Kasoo Wareegatay Aas Aaska Ururka Midowga Afrika Oo Lagu Xusay Kuwait+Sawirro

Kuwait,(SONNA):-Khamiistii Lasoo Dhaafay oo ay taariikhdu ku beegneyd 18 May 2017 ayaa dalka Kuwait lagu qabtey Xaflad ballaaran oo lagu dabaaldegey 54 sano guurada...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo bilaabay qorshe uu kula xisaabtamayo wasiiradiisa

Si looga dhabeeyo qorshaha isla xisaabtan iyo dowladd wanaagga ee ay wado xukumadda ayaa  maanta waxaa uu Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federalka Soomaaliya kulamo isla...

Danjiraha Swedan iyo agaasimaha HSJ oo ka wada hadlay aqoonsiga basaboorka Soomaaliya

Danjiraha dowladda Swedan ee Soomaaliya, Mikael Lindvall, ayaa kulan la yeeshay agaasimaha guud ee hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) Soomaaliya gaashaanle sare Maxamed Aadan...

Ugu Akhris Badan