Wararka

R/Wasaare Khayre “Puntland waxay tusaale fiican u tahay Soomaaliya inteeda kale”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka iyo madaxda maamulka Puntland, oo u dabaal degaya...

Guddoonka Golaha Shacabka oo Shaaciyey In la Fasaxay Miisaaniyadda Ciidammada Inta Doodu Socoto

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in la fasaxay Miisaaniyadda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya bilaha July iyo August inta ay socoto...

Shirka looga hadlayo sida looga taxadari karo go’itaanka internetna oo la qabtay

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta ku qabatay magaalada Muqdisho shir wada-tashi ah oo looga hadlay arrimo ku saabsan go’itaankii internetka ee koonfurta...

Yuusuf Garaad “15 Maxaabiis dheeri ah ayaan dedaal ugu jirnaa inaan Hindiya kala soo wareegno”

Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa noo sheegay hadalladaan, isaga oo ku sugan dalka Hindiya 15 Maxbuus oo ka mid ah 118 –...

Madaxweynaha JFS oo Tarsan u magacaabay lataliye sare ee xafiiska madaxweynaha

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) in uu noqdo la taliye sare ee xafiiska Madaxweynaha dhinaca Arrimaha Siyaasadda. Degreeto...

Ugu Akhris Badan