Wararka

Dowladda Soomaaliya ayaa Faahfaahin ka bixisay Halka uu maraayo howlgalka Xasilinta caasimadda Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Eng C/raxmaan Yariisow oo ka hadlay howlgalka Xasilinta Caasimadda ayaa sheegay in la diyaariyey Ciidamo 1500...

Dharkeynleey oo u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka

  Habeenkii Toddobaad ee tartan ciliyeedka warbaahinta Qaranka ee uu taabagelinayo maamulka Benaadir, waxaa ku tartamay degmooyinka Kismaayo oo ka tirsan Jubbada Hoose iyo Dharkeynleey...

Diyaarad ku burburtay garoonka Garbahaarey

Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa sheegaya in diyaarad Xamuul ah oo u rarnayd hey’adda Qaramada Midoobay ee WFP ay ku dhacday Garoonka...

Qoysas danyar ah oo afurin loogu sameeyay Caabudwaaq iyo Balanbale

Barnaamijka Afuri Dadka aan awoodin ee danyarta ah oo ay iska kaashadeen Hay’adaha O.I.C. iyo WAAT ayaa magaalooyinka Caabudwaaq iyo Balanbale loogu sameeyay Afur...

Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay 27 May – 03 June 2017

Mogadishu, 03 June 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa...

Ugu Akhris Badan