Wararka

(Faalo)100-ka maalin maxaa u qabsoomay dawladda Soomaaliya ?

Waxaa 100 beri laga joogaa mudada talada madaxtinimo uu hayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federal-ka Soomaaliya, Maxamed Cabdulahi Farmajo, waxaan qormadan ku fiirinayaa waxa u qabsoomay...

Madaxa Arrimaha Ganacsiga Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan ayaa la kulmay Gudoomiyaha rugta Ganacsiga ee Dalka Suudaan.

Madaxa arrimaha Ganacsiga Safaardda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan Dr : Cabdi Xakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa Gudoomiyaha rugta ganacsiga ee Dalka...

Wadajir oo u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka

Kulankii sagaallaad ee tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaran, isla markaana uu taabgelinayo maamulka gobolka Benaadir, waxaa ku tartamay degmooyinka X/jajab iyo Wadajir oo ka wada...

DAAWO SAWIRRADA: – Banaanbaxa Maanta Ka Dhacay Muqdisho

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan idiin soo gudbineynaa Sawirrada Banaanbaxa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay Madaxda sare ee dalka ka qeybgaleen. Sawir qaade: –...

Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Caabudwaaq

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele (Xaaf) iyo wafdi uu hoggaaminayay Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si diiran loou soo dhaweeyay...

Ugu Akhris Badan