Wararka

Muslimiinta Roohinga oo uga Mahadceliyay Dowladda Turkiga Taageerada ay u Muujisay

Muqdisho(SONNA) Muslimiinta Roohiinga ayaa u mahadceliyay Taageerada Dowladda Turkiga ay u muujinayso iyo Caawinada ay u dirto dadka dhibaateysan, iyada oo ay sii siyaaday...

Maxaa sabab u ah sare u kaca khudaarta ee Suuqyada Muqdisho:Dhageyso warbixin+Sawiro

Muqdisho(S)NNA) Suuqyada magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dareemayaa sare u kac ku yimid qiimaha la kala siisto khudaarta, noocyadeedi kaladuwan,taasi oo saameysay dadka danyerta...

Taliska ciidanka Xoogga Dalka oo faah faahin ka bixiyay dagaalkii Buulo-Guduud

Muqdisho(SONNA) Janaraal Ismaaciil Saxar Diid oo ah taliyaha qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda SONNA ayaa faah...

Taliska ciidanka Xoogga Dalka oo faah faahin ka bixiyay dagaalkii Buulo-Guduud

Janaraal Ismaaciil Saxar Diid oo ah taliyaha qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda SONNA ayaa faah faahin...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ku amaanay Qurba joogta Soomaaliyeed dowrkoodi ku aadan horumarka dalka

Mudane Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qeybgalay munaasabda sagootin ah oo ay u sameeyeen...

Ugu Akhris Badan