Wararka

W. Amniga Gudaha oo amarro cusub soo saartay

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay awaamiir cusub oo ku aadan amniga, iyadoo fartay Shirkadaha gaarka loo leeyahay inay soo diiwaan...

Wasaaradda Awqaafta ee Soomaaliya oo ka tacsiyadeysay geerida Sheekh Shariif Cabdinuur

Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeysay geerida Marxuum Sheekh Shariif Cabdinuur Shariif Xasan Shariif Aadan oo saakay u geriyooday dalka...

Maleeshiyaad Shabaab ah oo duleedka Kismaayo lagu Xasuuqay (Daawo Muuqaal)

Ciidanka Jubbaland ayaa maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ku laayay deegaanka Lugloow oo dhinaca Waqooyi magaalada Kismaayo ka xiga qiyaastii 17-KM. Saraakiisha Jubbaland ayaa warbaahinta u...

SNTV iyo Jubbaland TV oo Heshiis ku kala saxiixday Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane C/raxmaan Cumar  Cusmaan “Yariisow”  Agaasimaha  Maamulka   iyo  Qorsheynta  Wasaaradda  Warfaafinta,  Agaasimaha  Wakaaladda Wararka ee  SONNA iyo  Agaasimaha waaxda...

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Muqdisho ka Furmay

Muqdisho, 5ta Luulyo 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha Amniga Qaranka oo muddo labo maalmood ah ka...

Ugu Akhris Badan