Wararka

Natiijada Imtixaanka Qaran ee Qaybta Gobalka Benadir (Akhriso)

Waxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa Natiijada Imtixaanka Qaran ee dugsiyada sare oo ay dawladda Soomaaliya ka qaaday 20-ka bishii May ee sannadka. Gobalka Benaadir 8 Maarso...

Wasaaradda Amniga oo Faahfaahin ka bixisay Qarax ay Fashiliyeen laamaha Amaanku

Wasaaradda  Amniga Xukumada Soomaaliya  ayaa  Faahfaahin  ka  bixisay Gaari  lasoo  buuxshay Waxyaabaha  Qarxa ay  Ciidamada Nabad sugida  iyo Sirdoonka  Qaranka Soomaaliyeed  ay ku qabteen...

Guddomiye ku xigeenka G/ Shacabka oo baaq u diray dhinacayada ku Dagaalamaya Xeraale

Guddoomiye  ku xigeenka  labaad  ee  Golaha  Shacabka Soomaaliya  Mahad  Cabdalle Cawad  ayaa  ku  baaqay  in  la  joojiyo  Dagaalka Deegaanka Xeraalee  ee  Gobolka Galguduud, waxaanua  ...

Galmudug oo ku baaqday in la joojiyo Dagaalka Xeraale

Dowlad Goboleedka Galmudug waxay aad iyo aad uga xuntahay dagaalada maantay kasoo cusboonaaday magaalada Xeraale ee Gobolka Galgaduud. Waqtigaan oo shacabka ku nool deegaanada Galmudug ay...

Dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay Gobolka Sanaag

Dagaalkan oo u dhexeeya maleeshiyo beeleed ayaa dib uga soo cusboonaday degmada Ceel-Afweyne ee gobolka Sanaag kaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo...

Ugu Akhris Badan