Wararka

Wasaaradda Maaliyadda XFS iyo Banggiga Adduunka oo Muqdisho kulan ku leh

Muqdisho(SONNA) Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya kulan looga hadlayo arrimaha horumarinta dhaqaalaha,iyo mashaariicda Soomaaliya kaasi oo u dhexeeya madax ka socota Banggiga Adduunka iyo...

Wafdi ka socda Soomaaliya oo ka qeyb galaya Aqoon isweydaarsi ka Furmay Shiinaha

Muqdisho (SONNA) Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa saaka ka furmay Kulan aqoon is weydaarsi ah oo ay ka qeyb galayaan Wafuud ka kala socota...

Wasaaradda Maaliyadda XFS iyo Bankiga Adduunka oo Muqdisho kulan ku leh

Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya kulan looga hadlayo arrimaha horumarinta dhaqaalaha,iyo mashaariicda Soomaaliya kaasi oo u dhexeeya madax ka socota Bankiga Adduunka iyo Wasaaradda...

Wafdi ka socda Soomaaliya oo ka qeyb galaya Aqoon isweydaarsi ka furmay Dalka Shiinaha

Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa saaka ka furmay kulan aqoon is weydaarsi ah oo ay ka qeyb galayaan wafuud ka kala socota 10-dal...

Guddoomiye Jawaari iyo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo ka wada hadlay iskaashiga baarlamaanada labada Dal

Muqdisho(SONNA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh  Cusmaan (Jawaari) iyo  Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya oo xalay ku kulmay magaalada Muqdisho...

Ugu Akhris Badan