Wararka

Dowladda Soomaaliya oo ka shaqeeneysa horumarinta dhaqaalaha Dalka

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Qadar oo ka hadlaayay sida lagu hormarin karo dhaqaalaha Soomaaliya ayaa sheegay inay la dagalamayaan leexsashada...

Guddiga Madaxa banaan ee dooroshoyinka Qaranka oo sharaxay sida Dalka uga dhici karto doorosho qof iyo Cod ah

Guddiga Madaxa banaan ee dooroshoyinka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay  in ay isku diyaarinayaan  in Dalka  ay ka dhacdo doorasho qof iyo Cod ah marka...

Safiirka Soomaaliya ee Masar “Waxan ku guuleysanay in tahriibka la joojiyo”

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Masar  C.qani max’ed wacays ayaa Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegey in lagu guuleystay dadaalo ku aadan sidii loo...

Golaha Ammaanka oo cambaareeyey weerarkii Shabaab ay ku qaadeen Askar katirsan Amisom

Shan iyo tobanka xubnood ee Golaha Amaanka ee Jimciyadada Qurumaha ka dhexeysa  ayaa si kulul u cambaareeyeey  weerarkii Maleeshiyada argagixisada  Al-Shabab ay ku qaadeen...

Wasiirka Tacliinta Sare oo la kulmay Jaaliyadda iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan

Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Daahir Cusmaan  oo ay wehlinayaan Lataliyaha Wasiirka Tacliinta Sare, Dr. Cali Sheekh Axmed...

Ugu Akhris Badan