Wararka

Ku dhawaad 400 dhalinyaro ah oo ka faa’idaystay tababar shaqo abuur ah oo Muqdisho loogu sameeyey

Ayadoo  sii kordhayaan dhalinyarada waxbaratay oo shaqo la’aanta haysata ayaa magalaad Muqdisho waxaa ka soconaya dadaalo ku aadan sidii loo heli lahaa wadiiqooyin sahlaya...

Sanadguuradii 72- aad ee Bamkii ugu horeeyay ee lagu tuuray Hiroshima

Dalka Jabaan waxaa maanta laga xusayaa Sanadguuradii 72-aad ee ka soo wareegtay Markii uu Mareykanku ku weeraray magaalada Hiroshima hubka wax gumaada ee loo...

Dowladda oo la wareegtay Doomo loogu talo galay Ciidamada Badda Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa dowladda Talyaaniga kala wareegtay doonyo loogu talo galay in ay isticmaalaan ciidamada Badda Soomaaliya si ay kooxaha Burcadda ah uga ilaaliyaan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee Aqalka Wakiilada Soomaaliland

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hambalyo u diray Baashi Max’ed Xaashi oo maanta  ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyenimo ee Golaha Aqalka...

Kuuriyada Waqooyi oo cuna qabatayn cusub lagu soo rogay

Kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Newyorka ee xarunta QM Golaha ammaanka ee jimciyadda Qurunmaha ka dhexeysa ayaa  meel mariyay qaraar ogolaanaya xayiraado lagu...

Ugu Akhris Badan