Wararka

Malaayiin Shacabka Kenya ah oo bilaabay codbixinta doorashada madaxtinimo.

Dalka Kenay ayaa waxaa saacado ka hor ka bilowday cod bixinta doorashada  madaxtinimo ee ka dhacaysa dalkaasi ayadoo ilaa  labaatan milyan oo shacabka  Kenya...

Duuliye Sare Asli Xasan Cabaade oo qurba jooga ugu baqaday in dalkooda ay maalgashadaan.

Asli Xasan Cabaadi waa haweeneydii ugu horeysay ee Soomaaliyeed oo duuliye diyaaradeed notoqa oo dhawaan dalka dib ugu soo laabatay ayaa bilowday sidii ay...

Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya oo dhaweysay dhismaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka

Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka labad Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Avv. Xuseen Cabdi Cilmi...

Golaha Wasiirada cusub ee Puntland oo la dhaariyay

Waxaa gelinkii dambe ee maanta lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada Garoowe 38 Wasiir, Wasiirru Dawlayaal iyo Wasiir Ku-xigeenno oo ka mid ah golihii Wasiirada Puntland...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba (Daawo Muuqaal)

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Dadka baahiyaha gaarka ah qaba, waxaana kulanka looga hadlay sidii mudnaan gaar...

Ugu Akhris Badan