Wararka

Sheekh Kenyaawi ”Dalka Soomaaliya wuxuu ku dhismi karaa in Shacabka iyo Dowladdu ay isku xirmaan.”

Muqdisho(SONNA) Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ee kunool dalka Masar ayaa ka hadlay ahmiyadda ay leedahay in shacabka Soomaaliyeed ay lashaqeeyaan Dowladdooda taasi oo ay ku tilmaameen...

Dowladda Soomaaliyeed oo Mareykanka ka codsatay taageero Militeri

Dowladda Soomaaliya ayaa ka codsatay dowladda Mareykanku in ay gacan xoog leh ka geysato sidii Shabaab looga xoreyn lahaa gudaha Soomaaliya. AMISOM oo ka garab...

Wasiir Xoosh oo ka warbixiyay waxqabadka Wasaaradda Dastuurka Afartii Bilood ee la soo dhaafay

Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa Telefishinka Qaranka iyo Radio Muqdisho siiyay wareysi dhinacyo badan taabanayay oo ku...

António Guterres oo Israa’iil ka codsaday inay cunaqabateynta ka qaado Gaza.

Xoghayayha Guud ee Qaraamada Midoobay António-Guterres ayaa ugu baaqay Xukuumadda Israa’iil inay go’doominta ka qaado Marinka Gaza ee dhulka falastiin ayna hagaajiso duruufta nolasha...

“DAAWO” Madaxweyne Farmaajo oo dadka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Ciida Carafo

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa.  Madaxweyne Famaajo waxa uu Alle uga rajeeyey shacabka Soomaaliyeed...

Ugu Akhris Badan