Wararka

Maleeshiyaad ka Al-shabaab oo qof Shacab ah ku gowracay Waajid

Maleeshiyaad ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa xalay, qof rayid ah waxaa ay ku gowraceen deegaanka Celeemow oo qiyaastii 22-KM u jira degmada Waajid ee...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay guddiga dib u eegista Dastuurka

Mudane Xasan Cali KHayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho kula kulmay guddigga la socodka iyo dib u eegsita Dastuurka ee Baarlamaanka...

Wasiir ku xigeenka Difaaca XFS oo sheegay in la xoojinayo dhismaha ciidamada Qaranka

Hiiraan (SONNA) Wasiir ku xigeenka wasaaradda Gaashaandhigga Mudane C/laahi Colaad Rooble iyo wafdi uu hogaaminayeyoo maalmaaanba ku sugnaa gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dowladdu...

Turkiga oo hub culus geeyey xadka uu la wadaago Suuriya

Ciidamo ay taageerayaan dowladda Turkiga ayaa sii kordhiyey duullaan ay ku qaadeen kooxaha jihaad-doonka ah ee magaaladda Idlib haysta. Waxuuna u muuqdaa weerarkani mid lagu...

Roob lagu diirasaday oo ka da’ay Gobolka Mudug

oob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ku nool Gobolka mudug ee bartamaha Dalka ayaa  saacadihii lasoo dhaafay waxaa uu ka da’ay deegaano ka...

Ugu Akhris Badan