Wararka

Wasaaradda Maaliyadda oo sheegtay in ay ku guuleystay ciidamadda iyo shaqaalaha Dowladda in ay Mushaarkooda helaan.

Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si aad ula dagaashay Musuq Musaaqii jiray waxaana ay rajo wanaagsan ka...

Munaasabadda Sanad-guurada 15aad Ee Aas-aaska Bogga Jowhar.com

Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay sanadguurada 15aad ee ka soo wareegatay aasaaska shabakada warbaahinta ee jowhar.com ayaa xalay lagu qabtay...

R/wasaare Kheyrre oo kulan isla xisaabtan ah la yeeshay xubnaha golaha wasiirrada

Isla xisaabtanku waa hanan la isku raacsan yahay in uu laf dhabar u yahay qabsoomidda shaqo wanaagsan  isla markaana abuurta dowladda wanaagsan  iyo kalsoonida...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray xarunta shirka ee Riyaad halkaas oo uu kusoo dhaweeyey Boqorka Sacuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi  “Farmaajo” oo booqanaya dalka Boqortooyada Sucuudiga  ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaraddaha ciidamada cirka ee...

Nadwo Ramadaanka lagu soo dhawaynayo oo ka billaabatay Gaalkacyo

Iyada oo Bisha Barakaysnayd ee Ramadaan ay ka harsan tahay muddo kooban ayaa waxaa ka bilowday qaar ka mida Masaajidda Magaalada Gaalkacyo ee xarunta...

Ugu Akhris Badan