Wararka

Xulalka Soomaaliya iyo Jabuuti oo kulan saaxiibtinimo ku wada cayaari doono Muqdisho

Wasiirka Wasaarrada dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka codsatay safaarradda Jabuuti ee Soomaaliya in xulka kubadda cagta Jabuuti ay...

DonaldTrump”Waan baabi’inaynaa Waqooyiga Kuuriya hadii ay khatar nagu noqoto

Muqdisho(SONNA) Donald Jey Trump Madaxweynaha Mareykanka ayaa khudbadii ugu horeysey ee uu ka jeediyey golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey ku sheegey in caalamka...

R/wasaaraha Soomaaliya oo Mareykanka kula kulmay Wasiirka Arrimaha dibada Ruushka “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)  Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray Dalka Mareykanka, iyagoo la kulmay...

Madaxweyne Donald Trump”Waxaan hormuud ka noqonayna garab istaaga Soomaaliya”

Muqdisho(SONNA) Donald Jey Trump Madaxweynaha Mareykanka oo khudbadiisi ugu horeysay ka jeediyay maanta shirka Golaha Guud ee Qimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa siweyn uga...

Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo xubno kale oo Socdaal shaqo ku maraya Gobolka Bakool

Muqdisho (SONNA)  Xildhibaan Maxamed  Xuseen  Afaraale oo ka mid ah guddiga difaaca ee Golaha shacabka, guddoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida S/guutoLiibaan Cali...

Ugu Akhris Badan