Wararka

Daawo Muuqaal : Qeyb kamid ah qalabka maamulka Hawada Soomaaliya oo maanta xariga laga jaray

Qeybtii ugu horeysay ee qalabka loogu talagalay Maamulka Hawada Soomaaliya si gaar ahna u quseeya saadaasha hawada oo maanta la Rakibay ayaa waxaa  Xariga...

Mashruuc biyo dhaamin ah oo laga daahfuray Baydhabo

Muqdish0(SONNA) Kulanka Daahfurka Mashruuca Biyo dhaaminta ah,  ayaa waxaa ka soo qeyb galey Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Dowladda Federaalka ah...

DHAGEYSO: Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo bayaan kasoo saartay ninkii u gafay Nabigeena (NNKH)

Muqdisho (SONNA)  Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay arrinta ku aadan nin lagu magacaabo C/wali Cali Cilmi, kaasi oo  soo bandhigay sawirka...

Wasaaradda Haweenka oo Kulan wadatashi ah Muqdisho ku qabatay

Muqdisho (SONNA) Ka mira dhalinta si loo dhameystiro Diyaarinta Xogta ku aadan Axdiga Heshiiska Caruurta oo ay Soomaaliya Saxiixday sanadkii 2015 ayaa Wasaradda Haweenka iyo...

Wasaaradda Haweenka oo Kulan wadatashi ah Muqdisho ku qabatay

Ka mira dhalinta si loo dhameystiro Diyaarinta Xogta ku aadan Axdiga Heshiiska Caruurta oo ay Soomaaliya Saxiixday sanadkii 2015 ayaa Wasaradda Haweenka iyo Horumarinta...

Ugu Akhris Badan