Wararka

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa oo kormeeray suuqa Xoolaha “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa ee Gobolka Benaadir Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada Heliwaa, halkaasi oo...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Maanta kormeeray Wasaaradda Maaliyadda “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)  Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta Kormeeray Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, waxaana R/wasaaraha Xaruntaasi kusoo...

Kooxo Soomaali ah oo tartan kubadda cagta ah kuwada Ciyaaray Dalka Masar “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)  Tartankaan oo ay kasoo qeyb galeen ilaa afar kooxood oo ka wada dhisan xaafadda soomaalida ay u badan tahay  ee Ardu  luuba la...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo bogaadiyay Madaxda iyo howl wadeenada Wasaaradda Maaliyadda

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta Kormeeray Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, waxaana R/wasaaraha Xaruntaasi kusoo dhoweeyey Wasiiru...

Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Khartuum

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sudan ayaa caawa kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaas Mudane...

Ugu Akhris Badan