Wararka

Ilaa 8 dhalinyaro ah oo bilihii ugu dambeeyey lagu dilay Mareykanka

Muqdisho(SONNA) Bilihii ugu dambeeyey waxaa sii kordhayay dilalka loo geysanayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee kunool dalka Mareykanka,kadib markii kooxo loo yaqaano Gangs ama Qowleysato ay...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ku amaanay Qurba joogta dowrkooda ku aadan horumarka dalka+Sawirro

Muqdisho(SONNa) Mudane Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qeybgalay munaasabda sagootin ah oo ay u...

Taliyaha qeybta 21aad ee Xooga Dalka” Waa in aan ka hortagnaa Firxadka SHabaab ee soo gaaraya Koonfurta Mudug iyo Galgaduud “

Muqdisho(SONNA) Kulankani oo looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa ammaanka deegaanada Galmudug iyo wadashaqeyn dhexmarta laamaha ammaanka  Dowladda Federaalka ee ka howlgala deegaanada Galmudug...

Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay

Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka...

Puntland iyo Galmudug oo ka wada hadlaya nabadda Gaalkacyo-Sawirro

  Maxamed Xaashi Cabdi madaxweyne ku xigeenka dowlada goboleedka Galmudug oo ay wehliyaan  xobno ka tirsan Labada gole ee maamulka ayaa goor dhow gaaray magaalada...

Ugu Akhris Badan