Wararka

Golaha Wasiiradda XFS oo Taliyaha Ciidanka Xoogga u magacaabay Gen Cabdi Jaamac Xuseen (Gorod)

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar)....

Soomaaliya oo 34 sano kadib soo ceshatay xuquuqda codeynta ee urur caalami ah

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooloojiyada ayaa ka qeybgalaya shir-weynaha Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) oo 9-kii Sebteembar ka furmay caasimadda dalka Argentina ee Buenos...

Ra’iisul Wasaare Khayre “Calanku qiimo yeelan maayo haddii midnimo la waayo”

Munaasabad ballaaran oo lagu xusayay sanad guurada 63-aad ee kasoo wareegtay maalinta calanka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay xarunta Dawladda hoose ee Xamar, iyadoo ay...

Munaasabad Lagu xusayay Maalinta Calanka Soomaaliya oo xalay lagu qabtay Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Ra’iisul Wasaraha Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya, Xubno ka tirsan goleyaasha dowladda, guddoomiyaha gobalka Banaadir, fanaaniin iyo boqolaal dadweyne ah ayaa xalay ka...

Guddiyada joogtada ee Golaha Shacabka Soomaaliya oo Kulan yeeshay

Muqdisho (SONNA) Kulanka 13-aad ee Guddiyada joogtada ah ee Golaha shacabka oo ka dhacay xarunta Guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa ayaa waxaa shir...

Ugu Akhris Badan