Wararka

Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo daah furtay mashruuca horumarinta Kalluumeysiga

Ku simaha Wasiirka ahna wasiir ku xigeenka Wasaaaradda  Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Omar Abshirow, ayaa maanta daah furay mashuuc...

Wefdi uu hoggaaminayo wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga oo gaaray Ceelbarde”Sawirro

Degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool Waxaa gaaray Wefdi uu hogaaminaayey Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Dawladda Soomaaliya, ahna guddoomiyaha guddiga tirakoobka ciidanka xoogga dalka Mudane...

Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo gaaray New York

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo xubno la socda ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, kuwaa oo  horudhac u ah...

Guddiga Taakuleynta Ciidamadda oo daah furay Barnaamijkooda.

Muqdisho(SONNA):--Shiikh Nuur Baaruurd Gurxan oo ah Gudoomiyaha Gudiga Taakulaynta Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka war bixiyay Waxyaabihii u...

Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo gaaray New York

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo xubno la socda ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, kuwaa oo  horudhac u ah...

Ugu Akhris Badan