Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Khartuum ee Suudaan

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo kasoo amababaxay Magaaladda Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Khartuum ee xarunta dalka Suudaan. Wafdiga...

Madaxweyne Farmaajo “Waxa aan Alle uga baryayaa in uu Janadiisa ku manaysto dadkii Soomaaliyeed ee lagu laayey weerarkan argagixiso”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeynaaya muwaadiniintii ku geeriyooday weerarkii argagixisada ahaa ee lala beegsaday Hoteel Naaso hablood. Madaxweynahu waxa...

Ciidamada Amniga oo soo bad baadiyay dad badan iyo howlgaladii oo socda

Muqdisho(SONNA) Iyadoo weli rasaas goos goos ah iyo jug umuuqata in ay tahay bam gacmeed  laga maqlayo gudaha hotelka Naasahablood 2 ayaa waxaa dhanka...

Faah faahin ka soo baxaysa qarxyadii ka dhacay Muqdisho(Sawirro)

Muqdisho(SONNA):--Warar goor dhow y heshey wakaaladad SONNA ayaa sheegaya  in khasaaraha dhimashada ah oo ilaa iyo haatan la xaqiijiyay uu gaarayo ilaa 10 qof. Wariyaheena...

Ugu Akhris Badan