Wararka

Madaxda Dowladda FS iyo kuwa Dowlad Goboleedyada oo kulamo horudhac ah uga socoda Muqdisho

VillaSoomaaliya(SONNA) Iyadoo maanta magaalada Muqdisho ay ku sugan yihiin madaxda Dowlada Goboleedyada Dalka ayaa waxaa bilowday kulamo wadatashi oo horudhac ah oo u dhexeeya...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo dalka dib ugu soo laabtay

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre iyo wefdi uu hogaaminayey oo maalmahaan ku sugnaa dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay...

Wakiilka Midowga Africa”Soomaaliya waxay u baahantahay midnimo xoogan

Muqdisho(SONNA) Iyadoo Soomaaliya ay haatan  cagta saareyso dhabihii horumarka iyo geedi socodka Nabadda ayaa Midowga Africa waxaa uu rajo wanaagsan ka muujiyay in Soomaaliya...

R/wasaare Khayre oo safarkiisii Turkiga soo gaba gabeeyay

Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa soo gabagabeeyey safar shaqo oo seddex maalin qaatay oo uu ku joogay...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo dalka dib ugu soo laabtay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre iyo wefdi uu hogaaminayey oo maalmahaan ku sugnaa dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay...

Ugu Akhris Badan