Wararka

Guddoomiyaha Golaha shacabka iyo ku xiggeenkiisa labaad oo Danjireyaal Muqdisho kula kulmay

Muqdisho (SONNA)  Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo uu wehliyay  Guddoomiye ku xiggeenka labaad ee Golaha...

Dood Cilmiyeed looga hadlayay Xaaladda Soomaaliya oo ka dhacday Dalka Suudaan “Sawirro”

Khartoum (SONNA)  Dood Cilmiyeed lagu gorfeeynayay xaaladda uu Dalka marayo, islamarkaana ay marti ku ahaayeen Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Biritan  Cabdraxmaan Caynte  iyo Madaxa Cilmi...

Wasiirka Garsoorka ee Hirshabeelle oo siminaar u soo xiray aqoonyahanno

Wasaaradda Garsoorka, Cadaaladda iyo Diinta ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta siminaar u soo gabo gabeysay qaar ka mid ah Garsooreyaasha, Xeer ilaalinta iyo...

Guddoomiye Jawaari iyo ku-xigeenkiisa 2aad oo la kulmay danjireyaal

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa ugu...

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay midnimo iyo wada-shaqeyn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu si dhaw ula socdaa dareenka ay muujiyeen madaxda Dowlad Goboleedyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa...

Ugu Akhris Badan