Wararka

Madaxda safaaradda Soomaaliye ee Masar”Madaxweyne Farmaajo waan uga mahadcelinaynaa dhiira gelinta ardayda

Qaahir(SONNA) Ardaydii Soomaaliyeed oo deeqda waxbarsho ay u dirtay Dowladda Soomaaliya ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Qaahira ee Caasimadda Dalka Masar,kuwaasi oo...

Madaxweyne Farmaajo oo Booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kula kulmay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Wasiiru Dowlaha Wasaaradda ahna Kusimaha Wasiirka iyo Saraakiisha ugu sarrayso...

Waa sidee Xaaladda Nololeed Barakacayaasha ku nool degmada Kaxda?

Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Degmada Kaxda mudane Maxamed  Cismaanciil oo la hadlay Warbaahinta qaranka ayaa ka faahfaahin ka bixiyay xaaladda Caafimaad iyo mida nolaleed ee ay ku...

QM“Dhibaataynta Rohingya waa isir sifeyn”

Newyork(SONNA) Golaha ammaanka ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa dalbaday in la soo afjaro rabshadaha ka taagan gobolka Rakhine ee dalka Myanmar, kuwaasi oo...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo la kulmay Madaxwaynaha Dalka Masar.+Sawiro

Masar(SONNA) Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Sharma el-Sheekh ee dalka Masar,...

Ugu Akhris Badan