Wararka

Wakiilka Q.M ee Soomaaliya oo xusay in Soomaaliya ay cagta saartay dhabadii horumarka

Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxa uu kulan kula qaatay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cade wakiilka...

Shir ku saabsan Tamarta Dalka oo laga soo saaray qodobo muhiim ah

Muqdisho (SONNA), Shirka Horumarinta Tamarta dalka oo ee u dhexeeyay dowladda Soomaaliya, ganacsato iyo deeqbixiyeyaasha caalamka oo labo cisho ka socday magaalada Muqdisho, ayaa...

Wakiilka Q.M ee Soomaaliya oo xusay in Soomaaliya ay cagta saartay waddadii horumarka

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta waxa uu kulan kula qaatay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan...

Ra’iisul wasaare ku xiggeenka XFS oo Magaaladda Sharma-sheekh kula kulmay R/wasaaraha Masar “Sawirro”

Muqdisho (SONNA), Raiisul wasaare ku xiggeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa Magaaladda Sharma-sheekh kula kulmay Raiisul Wasaaraha Dalka Masar Sherif Ismail...

Dowladda Masar oo deeq waxbarasho u fidisay Soomaaliya.

Al-Qaahira (SONNA)- Guddoomiyaha Jaamacadda Banha ee dalka Masar Dr. Yusuf Al-qadi  ayaa shaaca ka qaaday inay Jaamacadiisu 5 deeq waxbarasho oo lacag la'aan u...

Ugu Akhris Badan