Wararka

Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Zambia oo ka tacsiyadeysay Musiibadii 14,kii bishan ka dhacday Magaaladda Muqdisho.

Muqdisho (SONNA) Warsaxaafadeed ay soo saartay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Zambia ayaa si kulul loogu cambaareeyay qaraxii argagaxisinimo ee kooxaha nabad diidka ah ay maalin...

Madaxweyne Farmaajo oo Booqday Xarunta Gurmad Qaran-Sawirro

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqday Xarunta Gurmad Qaran, oo ay ka socdaan Howlo lagu caawinayo dadka dhibaatada soo gaartay. Madaxweyne...

Booliska Kenya oo lagu eedeeyay iney dileen Dad dibadbaxayay

Nairobi-(SONNA)- Hay'adaha u dooda xuququl Insaanka ee Amnesty International iyo Human Rights Watch ayaa shaaca ka qaaday inay Ciidamada ammaanka ee Dalka Kenya dileen...

Dowlada Qatar oo Diyaarad gurmad ah u soo direyso Muqdisho

Muqdisho (SONNA) Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa sheegay in Dowlada Qatar ay diyaar u tahay inay Muqdisho u soo dirto...

Qaar kamid ah Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Isgoyska Zoobe oo Turkiga loo qaaday(SAWIRRO)

Muqdisho (SONNA):--Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku sii sagootiyay 34...

Ugu Akhris Badan