Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo deeq dawo ah gaarsiiyay qaar ka mid ah Isbitaalada Muqdisho

Muqdisho (SONNA) Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta Isbitaalada Muqdisho qaarkood gaarsiiyay deeq dawo ah, taasi oo ka qeyb  qaadaneysa...

Akhriso:-Mid kamid ah Dhacdooyinka Xanuunka Badan ee ka dhashay Xasuuqii Zoobe!

Muqdisho(SONNA);-Catar Sheekh Ibraahim Gaabow  waxaa uu ahaa will yar oo caseeye ah, waxaa uuna  xirfadaas kaga shaqeenayay Hotelka Safaari ee magaalada Muqdisho, waxaa intaas...

Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-Shabaab “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in musiibadii dhawaan ka dhacday Isgooyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ay maalin...

Madaxweynaha JFS iyo RW Itoobiya oo ka wada hadlay dabargoynta argagixisada Al Shabaab(sawirro)

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa gaaray...

Michael Keating oo Amaanay Midnimada Shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho (SONNA) Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramda Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa si weyn ugu amaanay Shacabka Soomaaliyeed,...

Ugu Akhris Badan