Wararka

Gobolada Dalka oo ka socoda banaan baxyo ka dhan ah Shabaab

Dibadbax aad u ballaaran oo looga soo horjeedo qaraxi Soobe iyo falalka arxan darrada ah ee maleeshiyaadka Shabaab ayaa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo. Wariyaheena...

muqdisho soo gaartayDeeq dawo ah oo Puntland ugu talagashay dhaawacyada

Iyadoo weli ay soconayaan howlaha loogu gurmanayo dadkii ku waxyeeloobay qarixii ka dhacay Isgoyska Soobe ayaa Dowlad Goboleedka Puntland waxaa uu ka qeyb qaadanayaa...

Dowladda oo Shacabka ugu baaqay in ay u dibadbaxaan si Nabad ah

Muqdisho (SONNA) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Cumar Yariisoow oo Wabaahinta Qaranka  kula hadlay gudaha Xarunta Gurmad qaran, ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigeysa baaris hordhac ah oo lagu sameeyey qaraxii Zoobe 

Muqdisho (SONNA) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in caawa ay shaacin doonto Xogta rasmiga ah ee ku saabsan qaraxii Kooxda Argagixisada ah...

Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka oo deeq gaar siisay dadka dhaawacyada ah+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Waxaa weli sii kordhay adadaalada loogu gurmanayo dadkii ku waxyeloobay qarixii bahalnimada ahaa oo 14kii bishan ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho,kuwaasi...

Ugu Akhris Badan