Wararka

Madaxweyne Erdogan oo booqasho ku jooga dalka Kuwait

Muqdisho (SONNA) Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho rasmiya ku tagay wadanka kuwait kadib martiqaad uu ka helay amiirka wadankaasi Sheekh Sabah Al...

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaano ku dhow magaalada Baraawe

Baraawe (SONNA) Ciidamada xoogga dalka ayaa sii balaariyay dagaalada ay kaga sifeynayaan cadowga umadda Soomaaliyeed ee Al shabaab deegaanada ay kaga dhuumeeleysanayaan Gobolka Shabeelaha hoose, iyagoo...

Guddigii Dhaqaalaha ka soo uruuriyay Soomaalida Kenya oo Muqdisho soo gaaray+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Guddigii howlaha dhaqaale uruurinta ka waday dalka Kenya ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo ay soo dhaweeyeen Wasiiro, Xildhibaano iyo Culimo ka...

Wasiirka Warfaafinta XFS”Dowladda Soomaaliya way wadaysaa howlgalada ka dhanka ah Shabaab

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay sidii loo cirib tiri...

Militariga Zimbabwe oo digniin culus ka soo saaray khilaafka siyaasadeed ee Xisbiga ZANU.PF

Zimbabwe(SONNA) Taliyaha ugu sareeya ee Ciidamada Militariga Wadanka Zimbabwe Janaraal Constantino Chiwenga ayaa ka digay in faragelin milateri lagu sameeyo dagaalka siyaasadeed ee ka...

Ugu Akhris Badan