Wararka

Madaxweynaha Putland oo kormeeray garoonka diyaaradaha Garoowe oo howlo dib u habeyn ay ku socoto(SAWIRRO)

Garoowe(SONNA):--Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeeray Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe, kaas oo dhismihiisu marayo heer gebogebo ah. Kormeerka Madaxweynaha Puntland...

Soomaaliland: Ammaanka oo siweyn loo adkeeyey iyo natiijada oo la sugayo

Soomaaliland(SONNA) Wararka ka imaanaya Soomaaliland ayaa sheegaya in xaaldda xaafadaha ay xalay rabshado ka dheceen xalay ee ka tirsan Hargeysa iyo Burco, ay tahay...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo heshay doon dheereysa oo lagu ilaalinayo socdaalka Xuduudaha badda

Muqdisho( SONNA) Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa maanta la wareegtey doon nooca dheereysa ah oo lagu koontorooli doono socdaalada xuduudaha badda. Doontaan oo ay isticmaali...

Khilaaf ka dhashey shirkadda Kuwait Arilines oo in ay qaado muwaadiniin Israel u dhashey

Sida ay baahinayaan warbaahinada caalamka qaarkood,Maxkamad ku taaalla Jermalka ayaa go’aan ku gaartay in shirkadda diyaaradaha ee Kuwait airline ay xaq u lahayd in...

Soomaaliland oo ka digtay rabshado salka ku haya doorashooyinka

Hargeysa-(SONNA)-Maamulka Soomaaliland ayaa digniin adag u jeediyay Dad la sheegay inay halkaasi ka abaabulayaan rabshado ay kaga soo horjeedaan howsha tirinta codadka ee doorshooyinkii...

Ugu Akhris Badan