Wararka

Wafdi Kormeer ku tagay Deegaanka Bariire

Muqdisho (SONNA) Deegaanka Bariire oo 9km dhanka Galbeed ka jira deegaanka num 50 ee Gobolka Shabeelaha hoose, ayaa waxaa gaaray Wasiiro ka tirsan Maamulka Koonfur...

Madaxweynaha JF Soomaaliya oo la kulmay Boqorka Dalka Sacuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta la kulmay Boqorka Dalka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis, waxayna labada masuul...

Xuska maalinta Dalxiiska adduunka oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayay  maalinta caalamiga ah ee Dalxiiska aduunka ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho xilli ay Dalkeenna uu xubin buuxda ka noqday hay”adda  Dalxiiska...

Haweenka Sacuudiga oo loo ogolaaday Gaari wadidda

Muqdisho (SONNA) War ka soo baxay Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan bin C/casiis ayaa loogu fasaxay haweenka in ay laysanka gaariga dalban karaan,wuxuuna Boqorku sheegay...

Gaadiid Ganacsi oo gaaray Magaalada Xudur ka dib markii Ciidamada Xoogga Dalka howlgalo sameeyeen

Xudur (SONNA) Ku dhawaad 15 Gaadiid oo u rarnaa Ganacsatada Bakool ayaa gaaray Xarunta Gobolka Bakool ee Xudur kuwaasoo ka yimid Magaalada Baledweyne ee...

Ugu Akhris Badan