Wararka

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka digay diidmada Shilin Soomaaliga

Baladweyne(SONNA) Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada ee Gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cusmaan ayaa sheegay iney wadaan baaritaanno ku aaddan sababta keentay diidmada Lacagta Shilin...

Madaxweye Farmaajo oo Xalay kulan casho sharaf ah la qaatay W/Warfaafinta Dowlad goboleedyada+(Sawiro)

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay kulan casho sharaf ah  la qaatay  Wasiiradda Warfaafinta Dowlad Goboleedyada dalka oo...

Madaxweyne Gaas oo kulan gaar ah la yeeshey xubnaha labada Aqal ee Puntland matalaya

Kulanka casho sharafta ah oo lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dawlad Goboleedka Puntland oo ku sugan magaalada...

Madaxweyne Trump oo Twitterkiisa muddo kooban hawada laga saaray

Donal Jey Trump Madaxweynaha Mareykanka ayaa cinwaanka uu ku leeyahay barta Twitterka laga saarey hawada muddo kooban taasi oo jahwareer iyo shaki gelisay Aqalka...

Ugu Akhris Badan