Wararka

Madaxda Soomaliya oo go’aan midaysan dul dhigtay sariikiisha AMISOM+ Sawirro

Muqdisho(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Raiisul Wasaaraha Xukuumadda, Saraakiisha ugu sarraysay Ciidanka Xoogga Dalka, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa kulan...

Ururka Haweenka Qaranka oo 50 Haween ah baray farsamada gacanta

Muqdisho (SONNA) - Ururka Haweenka Qaranka ayaa maanta tababbar u soo gabo gabeysay 50 haween ah oo la baray farsamada gacanta, gaar ahaan tolidda...

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose oo dib u dayactiray buundada Degmada Qoryooleey “SAWIRRO”

Qoryooleey (SONNA) - Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku guuleystay inay dib u dayactir ku sameeyaan buundada Degmada Qoryooleey, kaasi oo kalhore ay qarxiyeen...

Haween la baray farsamada gacanta si ay u maareeyaan noloshooda

Muqdisho (SONNA) - Boqol Haween ah oo ka mid ah dadka danyarta ah iyo kuwa ku nool xeryaha barakacayaasha ee Goblka Benaadir ayaa loo...

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Wasiirada DFS “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA) - Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay kulan kula qaatay magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Wasiirada...

Ugu Akhris Badan