Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo maanta furay shirka wadatashiga amniga qaran

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay shirka wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda...

Golaha Wasiirada oo xilalkii ka qaaday Taliyaha Booliiska iyo Agaasimaha Nabad-Sugida Qaranka

Shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi...

Shirka Dowladda Dhexe iyo maamul goboleedyada dalka oo Muqdisho ka furmay

Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ka furmay shirka u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada dalka, kaasi oo uu...

Dowladaha Sacuudiga, Kuwait, iyo Qatar ayaa cambaareeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho

Bayaan kasoo baxay wasaaradaha Arrimaha Dibadda dalalka Sacuudiga, Kuwait, iyo Qadar ayaa lagu cambaareeyey qaraxyadii ka dhacay Hotel Naasahablood 2 ee magaalada Muqdisho, kaasi...

Ugu Akhris Badan