Wararka

Webiga Shabeelle oo si wanaagsan u biyo keenay iyo rajo wanaagsan oo soo muuqaneyso

Webiga Shabeelle ayaa si wanaagsan u biya keenay sida uu kusoo waramayo Wariye Ibraahim Muxumed Geedi , wariyaha ayaa sheegay in ay si wanaagsan...

Golaha shacabka oo meel mariyay miisaaniyadda dowladda 2017

Xubnaha golaha shacabka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sadexda bilood ee soo socota, kadib markii wasiirka cusub ee Maaliyadda Dr. C/raxmaan...

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo gaadiid loogu deeqay

Agaasimaha guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya G/Sare Maxamed Aadam Jimcaale Koofi ayaa maanta magaalada Kismaayo kula wareegay gawaari  loogu talagalay in lagu...

Baaliyaasha ileyska qoraxda oo laga hirgeliyay Wadajir

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa daah furey mashruuca baaliyaasha ileyska cadeeda ku shaqeeya looga hirgelinayo waddada isku...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo amray in hey’adaha dowladda qoraalladooda rasmiga ah uu noqda Af-Soomaaliga

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray amarkii u horeeyay ee ku socda Hey’addaha dowladda, gaar ahaan Wasaaraddaha Xukuumaddiisa. Amarkan ayaa faraya in...

Ugu Akhris Badan