Wararka

Eng. Yarisow “Muhiimadda koowaad waxaan siinayaa taageeridda xornimo hadalka dalka Soomaaliya.”

Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ayaa maanta xafiiska kala wareegay wasiirkii hore mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” kadib xaflad si xeer sare ah...

R/wasaare ku xigeenka Turkiga oo deeq raashin ah ku wareejiyay guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha

R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Vaysi Kaynak oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa deeq raashin oo lagu talagalay dadka ku tabaaloobay abaaraha...

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya oo la kulmay taliska booliiska Abu Dhabi

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa dalka Imaaraadka Carabta kula kulmay  Taliska Ciidanka Boliiska Abu Dhabi. Jeneraal Xaamud ayaa muddadii uu...

Taliska boliiska oo la wareegay amniga iyo xaaladda caafimaad ee wariye Hanad Cali Guuleed

Taliska ciidanka boliiska ayaa maanta la wareegay amniga iyo xaaladda caafimaad ee wariye Hanad Cali Guuleed. Hanad Cali Guuleed oo ka mid ah wariyaasha ka...

Taliyaha ciidanka Booliiska oo ka qeybgalay shirka booliiska adduunka (Interpol)

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa shalay dib ugu soo laabtay Dalka kaddib markii uu dalka Imaaraadka uga qaybgalay Shirka Boliiska...

Ugu Akhris Badan