Wararka

Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Dalka iyo Taliyayaasha Ciidamadda oo ka qeyb galay Xafladda Xilwareejinta Wasaarada Amniga

Munaasabadan oo uu xilka kula wareegayey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale waxaa ka qeybgalay Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda ...

U qaabilsanaha dib u dhiska ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ee Puntland oo ka hadlay ciidamo tababar loo furayo

Captain C/raxmaan Shiikh Cumar(Jeeni qaar) oo ah u qaabilsanaha dib u dhiska ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa waxa uu ka warbixiyay safar...

Shirkii Garsoorka Afrika ee ka socday Suudaan oo maanta lasoo gebagabeynayo

Shirkii uu ka qeeb galayay Wafdi uu horkacayay Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Dowladda Soomaaliya ayaa Maalintii Seddexaad galay iyadoo Arrimo badan oo quseeya Garsoorka...

Webiga Shabeelle oo si wanaagsan u biyo keenay iyo rajo wanaagsan oo soo muuqaneyso

Webiga Shabeelle ayaa si wanaagsan u biya keenay sida uu kusoo waramayo Wariye Ibraahim Muxumed Geedi , wariyaha ayaa sheegay in ay si wanaagsan...

Golaha shacabka oo meel mariyay miisaaniyadda dowladda 2017

Xubnaha golaha shacabka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sadexda bilood ee soo socota, kadib markii wasiirka cusub ee Maaliyadda Dr. C/raxmaan...

Ugu Akhris Badan