Wararka

Amiir Sacuudi ah oo ku geeriyooday shil Diyaradeed

Muqdisho (SONNA) Amiir Mansuur bin Maqran oo ahaa ku xigeenka Amiirka mandiqada Casiir ayaa ku geeriyooday shil Diyaarad oo nooca hilokobtarka ah, waxayna ku...

Soomaalida Mareykanka”Waan ka qeybgalaynaa dagaalka ka dhanka ah Alshabaab

Minnesota(SONNA) Wixii ka dambeeyey qarixii  14kii bishii October ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, iyo weerarkii 28kii bishaasi lagu qaaday hotel Nasa hablkood2,waxaa...

Taliyaha qeybta 12-ka April ee CXD“5 ayaan dilnay 7 kalena waan qabanay”+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Taliyaha qeybta 12-ka April ee Ciidanka Xoogga dalka Cumar Dheere ayaa wakaalada SONNA u sheegay in Howlgalo ka dhacay Gobolada Shabeelaha dhexe iyo...

Galmudug oo xukuntay muwaadiniin u dhashey Yeman

Gaalkacyo(SONNA) Maxakamada kutaala magaalada Gaalkacyo ee Galmudug  ayaa Xukun Ku Riday Kalluumeysato udhashay Wadan Yeman,kuwaasi oo lagu eedeeyey in ay si sharci daro ah...

Donald Trump oo ka hadlay weerarkii lagu dilay 26 qof

Mareykanka(SONNA) Madaxweynaha Wadanka Mareykanka Donal Jey Trump oo ku sugan wadanka Japan ayaa waxaa uu si kulul u cambaareyeey weerarkii dad badan lagu dilay...

Ugu Akhris Badan