Wararka

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga iyo Mukhtaar Roobow oo gaaray Xudur

Bokool(SONNA) Wafdigan oo uu hoggaaminayo Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxmed uuna kamid yahay Mukhtaar Roobow Abuu-Mansuur ayaa goor dhow...

Deg Deg: Golaha Wasiirada Hirshabeele oo lagu dhawaaqay

Jowhar(SONNA) Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeele ayaa sheegaya in goor dhow lagu dhawaaqay Golaha Wasiirada maamulkaasi. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeele Mudane...

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Baladul Amiin ee Gobalka Shabeelaha hoose

Muqdisho (SONNA) Ciidamada xoogga dalka ayaa saaka weerar qorsheysan waxay kula wareegeen deegaanka Baladul Amiin oo hoostaga Degmada Walnlaweyn ee Gobalka Shabeelaha hoose, sida Wakaalada...

Maamulka G/banaadir oo dib ugu celiyey dhul si sharci darro ah looga heystay caruurta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa ku guuleeystay in uu dib ugu soo celiyo Dhul ay leeyihiin   allaha u Naxariistii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya...

Howgalo ka dhan ah Argagixisada Al shabaab oo ka Bilowday Gobolka Hiiraan

Muqdisho (SONNA) Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Gobolka hiiraan waxaa ay ka bilaabeen Howlgalo Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab looga saarayo Deeegaanada Gobolka Hiiraan...

Ugu Akhris Badan