Wararka

Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan oo kulamo la qaadatay ganacsatada ugu waaweyn dalkaasi+Sawirro

Muqdisho (SONNA), Masuuliyiinta  safaaradda Soomaaliya ee dalka Pakistan  oo ay hoggaaminayso Danjire Marwo Khadiija Maxamad iyo u qaybsanaha ganacsiga iyo warshadaha ee Safaaradda  Khadar...

Maamulka Jubbaland oo bilaabay Mashaariic shaqo loogu abuurayo dhalinyarada

Kismaayo(SONNA):--  Mashruuc shaqo loogu abuurayey dhalinyarada ku nool Tuulooyinka hoostaga magaalada kismaayo tababarna lagu siinayey  qaar kamid ah dhalinyarada ku nool deegaanada  kala ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo daah furtay Nidaam Cusub oo Askari walba uu ku qaadanayo Mushaarkiisa+Sawiro

Muqdisho(SONNA):-- Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya   Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta Daah furay Diiwaan-galinta Ciidamada Xooga Dalka oo markii ugu horeysay Taariikhda Soomaaliya ...

Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Wakiilka Bangiga Adduunka +Sawirro

Muqdisho(SONNA)--Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdirahman Ducaale Beyle ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Bangiga Aduunka u qaabilsan Soomaaliya Mr Hugh Riddell. Wasiir...

Qarax sabaabay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Boosaaso

Boosaaso(SONNA) Ciidamada katirsan maamulka Puntland ayaa lagu soo waramaya in lagu beegsaday qarax bombaano xili ay ku sugnaayeen wado aad u mashquul badan oo...

Ugu Akhris Badan