Wararka

Madaxweynah Jamhuuriyadda soomaaliya Oo Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmajo ayaa guddoomiyey shir ay magaalada Garowe ku yeesheen Xubnaha Golaha Wasiirrada dowlad Goboleedka Puntland. Shirkan waxaa ka...

Xaflad Casho Soo Dhoweyn Iyo Sagootin Lagu Kala Maamuusay Wasiirka Cusub Iyo Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa xaflad casho-sharaf soo dhoweyn iyo sagootin iskugu jirtay ku kala maamuustay Wasiirka cusub ee Wasaaradda H.E. Amb....

Profiling-ka wasiirrada cusub

SNTV oo si kooban idin ugu diyaariyey taariikh nololleedyada wasiirrada cusub ee Arrimaha Dibedda, Arrimaha Gudaha iyo Ganacsiga.  

Wasiiradii Dhawaan La Magacaabay Oo Maanta La Dhaariyay…

Waxaa maanta si rasmi ah loo dhaariyay sedexdii Wasiir oo u dhawaan magacaabay R/Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre,kuwaasi oo lagu hor...

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Oo Soo Dhaweeyay Fanaanad Nakruumo Iyo Wariye Luul Cali X.

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalkiisa C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng: Yariisow iyo Masuuliyiin kale ee ka tirsan Wasaaradda warfaafinta ayaa soo dhaweeyey Fanaanad Faadumo...

Ugu Akhris Badan