Wararka

Maleeshiyada Alshabaab oo Gawaari ku rarnayd Badeeco Ganacsi ku Gubay G/Hiiraan

Hiiraan(SONNA) Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-shabaab ay dab qabadsiiyeen gawaari ku rarnayd badeeco ganacsi xili ay marayeen deegaano katirsan...

Shirka Caalamiga ah ee Dhaqanka & Dalxiiska oo maanta ka furmaya dalka Cumaan

Muqdisho(SONNA);-- Waxaa maanta magaalada Masqad ee dalka Cuman ka furmaya shirka caalamiga ah ee Dhaqanka iyo Dalxiiska oo diirada lagu saarayo horumarinta Dhaqanka iyo...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ka doodaya ansixinta Miisaaniyadda Dowladda ee 2018

Muqdisho(SONNA) Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya  ayaa maanta lagu wadaa in ay ka doodaan ansixinta Miisaaniyadda Dowladda ee 2018,taasi oo dhawaan...

Antonio Guterress”Go’aanka Trump wuxuu hurinayaa colaada Bariga Dhexe

Antonio Guterres’Xoghayaha guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa sheegay in go'aanka maamulka madaxwayne Trump ay Qudus ugu aqoonsadeen caasimadda Israa'iil ay tahay mid...

Somalia oo ka qeybgaleysa Shirka Caalmiga ah ee Dhaqanka & Dalxiiska oo ka dhacaya dalka Cumaan

Muscat, 10 December 2017 - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ka qeybgalaya Shirka Caalamiga ah ee Dhaqanka...

Ugu Akhris Badan