Wararka

Mr Keating oo ku ammaanay Soomaaliya dadaalada dhaqalaha, siyaasadda iyo xallinta khilaafaadka,,

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, oo la hadlay golaha amniga ayaa sharaxay waxa Soomaaliya ay...

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya (sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Addis Ababa Dhiggiisa Ethiopia...

Horjoogo Al-shabaab ah oo ka sheekeynayo waayihiis xumaa…

Nasteh ayaa si qarsoodi ah uga dhex shaqeeynaayay maleeshiyada Al-Shabab , Nasteh waxaa uuna xogaha u soo gudbin jiray horjoogayaasha Alshabaab ugu sarsareeyo, waxuuna...

Shariif Xasan oo safar dhulka ah ku tegay degmada Bardaale (sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi  uu hoggaaminayo, ayaa safar labo maalin qaatay oo dhanka dhulka ah...

Qaar kamid ah dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo Muqdisho lagu soo celiyay (sawirro)

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga oo kaashaneysa Wasaaradda Caafimaadka dalkaasi ayaa markii saddexaad dalkaasi ka soo sagootisay 9-ruux oo ka mid ah dhaawacyadii la...

Ugu Akhris Badan