Wararka

Sri-lanka oo ku biiraysa kooxda la dagaallanka Burcad Badeedda Soomaaliya.

Dowladda Sri Lanka ayaa qorsheynaysa inay ku biirto waddamada ku bahoobay kooxda ilaalada xeebaha iyo la dagaallanka burcad badeedda Soomaaliya ee (CGPCS)  the Contact...

Tababarayaasha Milliteri ee Jarmalka ka joogay Soomaaliya oo waqtigooda dhammaystay.

Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay in ay xubnaha tababarayaasha ah ee Ciidankeeda xoogga ka jooga Soomaaliya kala bixi doonaan dabayaaqada Bisha March ee Sanadkan. Sarkaal u...

Wasiirka amniga oo warbixin ku saabsan caruur laga soo bad-baadiyay Al-shabaab ka jeediyay kulankii golaha wasiirada.

Shirka Goloha Wasiiradda ee Xukuumadda dawladda federaalka ah ee Soomaaliya, oo uu shir gudooominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta looga...

Dhalinyara ka kala yimid qaar kamid ah degmooyinka gobalka Banaadir oo taba-bar loogu soo xiray Muqdisho-(sawirro).

Xog-hayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Omar Abdirizak Hussein ayaa maanta soo xiray Tababar socday Mudo 3 bilood ah oo loo qatay qaar ka mid...

“Waxaa naga go’an in dadka magaalada Muqdisho ay soo doortaan hoggaankooda”. ENG Yariisow

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka...

Ugu Akhris Badan