Wararka

Dhalinyaro soomaliyeed oo Tababar ku saabsa habeynta Af-Soomaliga iyo suugaantiisa logu qabtey Muqdisho

Akadeemiyad Goboleedka Af- Soomaaliga ee “AGA” ayaa tababar ku saabsan habeynta Afka Soomaaliga iyo Suugaantiisaba u qabatay 50 dhalinyaro ah oo daneeyneysa Akhriska iyo...

Garsoore Soomaali ah oo loo doortay guddoomiyaha Maxkamadda adduunka ee Hague

Maxkamada Caalamiga ee Cadaalada ee ku taala Magaalada Hague ee Dalka Netherlands ayaa maanta u dooratay inuu noqday Madaxweynaha Maxkamadaas Garsoore Cabdiqawi Axmed Yusuf...

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo qaban-qaabineysa shirweynaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Jabuuti

  (Muqdisho, Febraayo 6, 2018) Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa sheegay in wasaaraddu qabanqaabineyso shirweyne ay ka soo qeyb galayaan shirkadaha isgaarsiinta ee dalalka...

Madaxweyne Farmaajo oo u furay shirka golaha amniga Qaranka

Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Amniga Qaranka oo u dhexeeya madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada, waxaana looga hadlayaa Xaaladda guud...

eedaysanayaal loo haystay Qaraxii Soobe oo Maxkamadda Ciidamada qalabka sida xukuno kala duwan ku riday

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukuno kala duwan ku riday eedaysanayaal loo haystay Qaraxii 14 October ka dhacay Isgoyska Zoobe ee...

Ugu Akhris Badan